Maxay ka wadahadleen Wasiirka difaaca DF & dhigiisa Stergmena Lawrence? (sawirro)

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Somalia , Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzaniya Wasiirka Difaaca iyo adeegga Qaranka Dalkaasi marwo, Stergomena Lawrence Tax. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Tanzaniya, gaar ahaan arrimaha amniga gobolka iyo iskaashiga labada Wasaaradood ee difaaca. Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya , Cabdulqaadir … Continue reading Maxay ka wadahadleen Wasiirka difaaca DF & dhigiisa Stergmena Lawrence? (sawirro)